Maxaa ka jira in Al-Shabaab ay dib ula wareegtay degaanka Tooratoorow?

Al-Shabaab ayaa sheegtay iney dib ula wareegtay degaanka Tooratoorow ee gobolka Sh/hoose oo shalay ay qabsadeen ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kuwa kumandoska ee loo yaqaan Danab Saraakiisha ciidamada dowlada ee hogaaminayey howlgalka deegaankaas lagula wareegay ayaa waxaa ay sheegeen in ay qabteen Xubno uu ku jiray guddoomiyaha Maxkamada al-shabaab ee Gobolka Shabeellaha hoose, iyo … Continue reading Maxaa ka jira in Al-Shabaab ay dib ula wareegtay degaanka Tooratoorow?